(Akhriso) Somaliland oo shaacisay go’aan halis ah oo xoojin kara faafida COVID-19

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay fasaxday ka ganacsiga Qaadka ka dib markii in muddo ah loo joojiyey sababo la xiriira Coronavirus. Qaadka la fasaxay ayaa laga bilaabo berri iman doono guud ahaan degaanada Somaliland. War kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa lagu sheegay go’aanka lagu fasaxay qaadka ka yimaada dalka Itoobiya. Go’aanka Somaliland … Continue reading (Akhriso) Somaliland oo shaacisay go’aan halis ah oo xoojin kara faafida COVID-19